Hindiya: Dhulka Caadooyinka Cajiibka Ah

0
380

 
Qoraalo badan ayaa lagu cadeeyay in Hindiya tahay goob cajaa’ib ah , waxa ka jirta saboolnimo baahsan, Tijaar kibirtay, sayniska iyo hormarka maadiga oo heer sare gaadhay. Haddana waxa laga helaa jaahil aan wax qorin waxna akhriyin. Waaxana ka buuxa caadooyin aad uu yaab badan.
Magaalada  Karnataka ee dalka Hindiya waxa iyana jirta caado soo taxnayad 4000 sano ah in ka badan oo  loo yaqaan “Madey Snan ma” ama isku tufka biyaha maydhashada. Taasi oo ah in biyaha ay ku maydhaan wadaada waaweyn ee Hunduuska ama Buudiga ah in la isku daweyo. Kooxda yaryar ee wadaaa ahina waxay ku galgashaan haadhaga cuntada wadaada waaweyn si ay ugu caafimaad oo aqoontooda u gaadhan. Waa caadooyin laga yaabay oo ka soo burqanaya maskaxo fadhiistay oo mararka qaarkod loo qaadanayo inay waali ku jiraan.
Hunduuska iyo Buudiga ayaa marka ay roob donayaan , sameeyay inay  ogaan xaflad laba rah oo lab iyo dhedig ah isku keenaa kuwaasi oo sheega inay aroos u samayanayaan si ay u helaan roob. Waxa kale oo ay aamisan yihiin in hadii ay doonayaan inay ka bogsadaan xanuuno halis ah dadku ay isku roogragaan hadhaagii goobaha rashink lagu siiyo lo’ada ay leeyihiin wadaadad Hinduuska, taasi oo u keeenaysa inay caafimaad ka helayaan.

Leave a Reply