Doonyaha Cusmaaniyiinta Iyo Yurub

0
395

Doonayaha dawladii Cusmaanyiinta ayaa qarniyadii dhexe,  marka ay soo gaadhaan Dekedaha Yurub, kiniisuduhu waxay joojin jireen Jalaskooda caanka ah, iyagoo ka cabsi qabay inaya muslmiintu ku baraarugaan magaalaada.
Xadaaradaasi dawladda Cusmaayiinta waxa ka mid ah in guri kastaa uu lahaa laba albaab, mid weyn iyo mid yar. Haddii albaabkaweyn  la garaaco waxa furi jiray ninka. Haddii albaabka yar la garaacana waxa furi jirtay gabadh. Waana laba albaab oo midna dumarka ah iyo raggga.
Waxaa aad u xanuunsaday nin ka mid ah muslimiintii taabiciyiinta, waxaana soo booqatay hooyadii, markaasi ayuu is qurxiyay oo cadarna isku shubay.
Markii ay hooyadii ka baxday ayuu is taagii ku dhacay. Waxa lagu yidhi maxaa aad sidaa u samaysay oo aad isu dhibtay.
Waxaana uu ku jawaabay “Taaha ilmaha ayaa  dhiba waalidka”. Waalidkuna wax kasta oo uu awoodo oo wanagaasan kuuma diidayo.

Leave a Reply