Hitler “ Dadka Waxa Ugu liita Nacaska”

0
1152

Hogaamiyihii Naasiga ahaa ee Jarmalka dagaalkii labaad Hitler ayaa maalin la weydiiyay qofka dadka ugu liita? Waxaana uu ku jawaabay “ Waa qofka kugu kaalmeeya inaad dalkiisa qabsato”.  Waa Nacaska dhaafsanaya dalkiisa iyo dadkiisa lacag yar oo uu siinayo cadawga dalkiisa iyo dadkiisa la wareegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here