Australiya oo ka Hortageysa Muhaajiriinta

0
359

Ra’iisul wasaaraha Australia, Tony Abbot, ayaa sheegay in dalkiisa uu sameynayo wax kasta ay u baahan tahay in lagu joojiyo tahriibinta dadka. Wuxuu sheegay in qorshooyin cusub loo adeegsaday si looga hortago doomaha muhaajiriinta inay soo gaadhaan xeebaha Australia, taasina waa lagu guuleystay.
Hadalkan ayuu sheegay ra’iisul wasaaraha kaddib eedo ka yimid taliyaha booliska Indonesia oo sheegay in Australia ay siisay 30kun oo doolar shaqaalaha hal doon oo ay ka buuxeen muhaajiriin si ay dib ugu laabato Indonesia.

Leave a Reply