Madaxweyne Isku Deyay Inuu Is Dilo

0
398

Abraham Lincoln wuxu ahaa madaxweynihii 16aad ee Maraykanka. Inkasta oo la sheegay inuu mudadii uu xukunka hayay guulo gaadhay, isla markaana leeyahay halkudhegyo badan, haddana buugaagta taariikhdu waxay qortay in Lincoln uu dhowr jeer isku deyay inuu is dilo. Waxaana la sheegay inay aritan sabab u ahayd isagoo ay ku dhacday murugo badan mudoyinkaasi. Waxa kale oo la sheegay inuu wakhti badan ooyi jiray, haddana uu marka danbe qosli jiray si aanu usii niyad jabin.  Aad ayuu u shaqayn jiray si aanu u xusuusan murugada haysa waxaana la sheegay inuu ah mid ku dhegan qiyamka diinta iyo aadaminimada. Inkastoo taariikhda qaarkood sheegaan inuu wakhtiyadaasi waaliyi ku dhacday.

Leave a Reply