Tartanka Legdanka Dhoobada Ee Kuuriya

0
421

Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa sanad kasta hal mar lagu qabtaa Maharajaan weyn  oo ay ka soo qayb galaan dalxiisayaal tiro badan oo ka yimaadda dunida dacaladeeda.  Maharjaankan ayaa ah mid dhoobada lagu legdamo , waxaana uu ka dhacaa magaalada Puboj oo 200 km u jirta caasimadda dalkaasi ee Seoul. Dalxiisayaasha ka soo qayb gala ayaa lagu qiyaasay ku dhowaad 3 milyan oo qof.

Leave a Reply