Curintiisa Iyo Fikirkiisa Ayaa Galaaftay

0
294

Mr.Kark Otto oo u dhashay Jarmalka isla markaana ahaa Ninkii  hindisay dayuuradii dallayaada ku duulaysay horseedna ka ahaa guulaha duulimaadka cirka ee dunida ayaa marar dhawr ah hawada kaga safray dayuurada uu sameeyay. Laakiin sanadkii 1896 ayuu kor u kacay 17 mitir, wakhtigaasi ayuu ka soo dhacay dayuuradda waxaana uu ka jabay dhabarka, isla subixii maalintaasi ku xigtayna wuxu u dhintay dhaawacaasi.

Leave a Reply