- Waxaad cuntaa khudaar iyo furuud badan, jirkaaga iyo ilkahaaga ayay xoojinayan.
- Iska ilaali cunto sonkor iyo macaan badan leh.
- Haddii uu ilmahaagu macmacaan uu cuno,isla markiiba u caday.
- Waxaad isticmaashaa burushka ilkaha u haboon.
- Burushka ilmaha loogu cadeyeyo waa in uu yahay mid le’eg afka ilmaha. Hubso in uu burushku gaarayo ilkaha danbe.
- Burushka ilkuhu waa in uu ahaadaa mid jilicsaan, si uusa waxyeelo u gaarsiin cirridka iyo ilkahaba.
- Burushka ilkuhu sidadisu waa in uu ahaadaa mid weyn oo si dhib yar loo qabsan kaaro.