Mayd Samada Ka Soo Dhacay!

0
451

Wargeyska The Mirror ee London ka soo baxa aya daabacay Jimcihii toddobadkii hore in koox ka shaqynaysa koonfurta London ay la kulmeen arrin yaab leh ka dib markii uu samada kaga soo dhacay nin Mayd ahi. Booliisk a ayaa baadhis ay sameeyeen ku xaqiijiyay  inuu ahaa nin South African ah oo isku soo qariyay taayirka Dayuuradda kan soo racay Johensbger. Waxaan ay sheegeen inuu u adkaysan waayay cimiladii qaboobayd ee london. Isaga oo masaafadaasi dheer ku jiray halkaasi. Booliiska London aya ka helay laamida nin kale oo isna miyir la’ oo taayirka isku soo qariyay waxayna sheegeen inay jirto xidhiidh ka dhexeeya labad dhacdo.

Leave a Reply