Lamaanihii Ugu Da’ada Weynaa ee is Guursada

0
509

Guurku malaha xad iyo da’ xidha marka qofku uu yahay mid dhamaystiran oo aan qabin wax xanuun ah.  Lamaanaha Pan Xiting iyo Chen Adi oo muddo badan doonayay inay mar uun is guursadan ayay taasi u saamxaday inay qoys noqdaan iyago da’ ah.
Lamaanahan oo Shiinaha u dhashay ayay Odayga da’diisu tahay 106 sano iyadoo gabadhiisuna ay  tahay 81 sano. Waxayna sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin inay xaas noqdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here