Nayjeeriya: Dad ku Gefay Diinta oo lagu Xukumay Dil

0
356

Sagaal ruux ayaa dil lagu xukumay waqooyiga Nigeria kaddib markii ay diinta u gafeen.
Go’aanka maxkamadda ayaa loo gudbiyay maxkamadda Islaamiga ee gobalka Kano kuwaasi oo qarsoodi ku kulmay.
Faahfaahinta dacwadda banaanka lama soo dhigin, balse kuwa dacwadda loo haysto ayaa waxaa ka mid ah ugu yaraan qof dumar ah.
Madaxa booliska diinta ee Kano, Aminu Ibrahim Duarawa, ayaa BBC-da u sheegtay in ay dambiga qirteen.
Kano oo ay ku badan yihiin Muslimiinta ayey maxaakiimta shareecada ka dhinac shaqeeyaan kuwa hoose.
 
 

Leave a Reply