TACSI

0
458

Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab), Maxamed Cismaan Mirre Sayid, Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Dayr), Axmed Daad, Kayse Axmed Cismaan, Qaasin Xasan Mataan, Xasan Cumar Hoori, Cumar Maxamed Faarax, Maxamed Xaashi, Cawil Cali Madoowe, Xildhibaan Axmed Ducaalle Bulaalle, Xildhibaan    Maxamed Jaamac Warfaa.
Dhamaan Asxaabtaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen ALLE ha u naxariistee saddexdan Marxuum ee kala ah
1-Marxuum-Weli Daa’uud Cigaal (Agaasimihii waaxda qorshaynta ee wasaaradda maaliyadda)
2-Marxuum-Maxamed Daa’uud oo ahaa Suxufi iyo sawir qaade ka tirsanaa HCTV.
3- Marxuum Muuse Cali Haybe (Askarigii ilaalada u ahaa wasiirka Maaliyada) oo shil baabuur oo naxdin leh ugu geeriyooday inta u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa. Waxaanay saddexdaas marxuum ILAAHAY uga baryayaan inuu naxariistii Jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadoodiina samir iyo iimaan ka siiyo
 
AAMIIN                  AAMIIN                       AAMIIN

Leave a Reply