Xafladda Loo Sameeyay Arooska Laba Ey

0
405

Maalinta kasta waxa dunida lagu arkaa ama lagu maqalayaa warar iyo hawlo yaab badan. Dalka Austerliya magaalada Victoria ayaa lagu qabtay xaflad loo sameeyay laba Ey oo ay sheegeen inay is guursadeen. Xafladda ayay ka soo qayb galeen dad gaadhaya 350 qof oo ah dadka jecel Eyda.  Waxa kale oo xafladda yimi hay’adda ilaalinta xuquuqda Eyda.  Wargeyska Mirror ee Ingriiska oo warkan daabacay ayaa sheegay in Toobka loo soo xidhay Caruusadda uu qiimihiisu ahaa 2 kun oo doller. Waxa kale oo xafladda ka soo qayb galay 60 Ey.

Leave a Reply