Cajiib: “Maydkiina Qaata Ama Cashuurta Bixiya”

0
361

Waxa dhici karta inaad la yaabto laakiin waa arrin ka dhacada dalka Guatemala ee ku yaalla latin America. Dalkaasi xabaalaha waa la kireeya waxaana qaata lacagta dawladda hoose.  Haddaba waxa dhacda in dadka bixin kari waaya kirada xabaasha ee joogtada ah in maydkooda loo soo saaro iyadoo lagu tiirayo goob gidaar ah oo ay dawladda hoose ugu talo gashay. Mayd kasta waxa lagu qoraa magaciisa iyo dadk ehelkiisa ah maadama uu is bedelay oo aan la garan karin. Dadka aya loo sheega in maydkooda ay la noqdaan haddii aanay soo bixin lacagta ku waajibtay. Shaqaalaha dawldda hoose aya iyagu soo saara maydka ku jira xabaalaha ee aanay dadkoodu bixin kirada xabasha ee laga rabo.  Iyagoo ku muujiya  cinwaanada ehelkiisa. Mayorka magaalada aya dadkii ku amra inay maydkooda qaatan oo gurayahood ku haystaan ama ay soo bixiyaan kirada xabashiisa. (Allaha islaam inaga dhigay aya mahad leh).

Leave a Reply