“ Dadku Way Qaylinayeen, Wayna Waalaayeen”

0
374

Odayga Tossoto Moya magotshi aya aha qofka keliya ee sida rasmiga ah uga badbaaday qunbuladii nuclerka ahayd ee Maraykanku ku riday Horashema Japan dhamaadkii dagalkii labaad.  Odayga aya sheegay in arinku ku bilawday iftiin weyn ka dibna qarax aan hore loo arag oo dhulku gariirya uu ku xigay.  Qaraxasi ayaa keenay in qof kasta uu cararo goobta uu u malaynayo inuu ku badbaadayo. Dadka aya hareerahayga ka qaylinayay waxayna u dhimanayeen qof qof. Waxay dhacyeen iyagoo qaylinaya
Markaasi ayaan cararay oo aan garan waayay meel aan tago, waxaan la yaabay waxan dadka ku dhacay.  Maalintii labaad ayaan tareen ka raacay iyagoo dadkii magaalada wada dhinteen. Odayga Tossoto ayay soo gaadhay dhaawacyo iyo shucaaca oo diirka ka qaaday, waxaana dhintay qoyskiisa badankiisa, iyago gubashada u dhintay. Waxaan u sheegay inay maalintaasi dadku u eekaayeen sidii wax wada waashay. Tossoto aya isna mar danbe u dhintay kansraka caloosha oo uu sababay shucaacii qunbuladu.

Leave a Reply