Sideed U Ilaashan Shaqadaada?

0
355

Maamulihii Shirkadda aya soo galay saddex shaqalihiisa ka mid ayuu kii u horeeyay ku yidhi  laba laba kale loo geeyay waa shan soo sidaasi run maaha ( 2 + 2  =5 ), waxaana shaqaaluhu ugu jawaabay ha waa sax. Kii labaad ayuu haddana weydiiyay oo ku yidhi lab la loo geeyay waa shan soo sax maaha  ( 2 + 2 = 5), waxaan uu ugu jawaabay haa maamule marka mid lagu daro wa sidaasi ( 2 + 2 +1 =5) .
Kii saddexaad ayuu weydiyay oo ku yidhi laba laba loo geeyay soo shan maaha. Waxaanu ku jawabay maya maaha waa afar ( 2 +2  = 4 ).
Maalintii ku xigtay waxay labdii shaqaalaha ahaa ee hore arki waayeen saxibkood ku jawaabay wa afar. Markii ay weydiiyeen maamulihiina wuxu ku yidhi “ Shaqadu way ka maarantay ninkaasi” “Boss always right” Maamuluhu mar kasta wa sax.Waa arrin xildhaale ah,bal adigu faham!
 
 

Leave a Reply