Falastiiniyiin Tiro badan oo la Xidhay

0
370

Xoogaga Xukuumadda Falastiin ayaa xidhay in kabadan boqol xubin oo ka tirsan Xamaas, kuwaas oo joogay daanta galbeed ee ay Israaiil haysato.
Waa xidhitaankii ugu tiro badnaa ee dhaca mudo sanado ah.
Afhayeen u hadlay Xamaas ayaa xidhitaankaasi ku tilmaamay dadaal lagu donayo in lagu joojiyo weeraradii dhawaa ee dhibaatooyinka badan u gaystay Israa’iiliyiinta jooga daanta galbeed, xukuumadda Falastiina waxa uu ku eedeeyay in ay u adeegayaan Israa’iil.

Leave a Reply