Gudniin Dhaqameed

0
514

Ururka dhallinyarada ee ka tirsan xisbiga talada haya ee ANC, ayaa sheegay inay doonayaan inay xaflado dhaqameedyo oo gudniin ah ay ku qabtaan cidhifka saree e buurta Table.
Hay’adda dhaqanka ee qaramada midoobeey ee UNESCO ayaa buurta Table u aqoonsatay inay ka mid tahay waxyaabaha taariikhiga ah ee la dhowro, sababtoo ah dhirta kala duwan ee dhifka ah ee halkaasi lagu arko.
Waxaa halkaasi ku yaalla kun iyo boqol dhir oo noocyo kala duwan ah.
Warqoraal ah ayaa ururkan dhallinyarada ee galbeedka gobolka Cape, waxa ay ku sheegeen in ay yartahay dhulka ay munaasabadaha ku qabanaayaan gudniinka ah ay yartahay.
Ma cadda in fasax ay u heleen inay bandhigyada halkaasi ku sameeyaan
 

Leave a Reply