Qaynuun ka Muhiimsan Qofka Aadamiga ah

0
396

Aadamiga ka madhan naxariista ayaa samaysta qaynuun aad halis u ah oo ka muhiimsan xata qofka banii’aadka. Dalka Airland waxa jira qaynuunka askriga ee ah “ Ha is dhaqaajin wax kasta haddii ay ka dhacayaan agtaada”.  Maalin ay jirtay xaflad dalkaasi taasi oo askartu ku jirtay xaaladda dhooltuska ayuu iyagoo taagan dhacay mid ka mid askartooda, Way arkayeen dhamaan askarta hareerahiisa joogay, laakiin mid qudhina isma dhaqaajina mana hadal ilaa uu askarigii dhacay sidii naftu kaga baxday. Inkasta oo taasi dhacday haddana qaynuunka weli waxba lama bedelin.

Leave a Reply