Hindiya: Duni Caadooyin Cajiiba leh!

0
487

Dalka Hindiya gobollada qaarkood xadaaradda ayaa heer sare gaadhay, kuwo kale waxay ku jiraan cahdigii bilowga nolosha ama kaba hooseeya dhinaca saboolnimada, iyo caadooyinka gaboobay.
Waxa ka jira maharajaanka ay dumarku ula isula dhacaan si arxan daran.
Waana dalka dhinac caruurta ugu naxriista daran. Waxaan farahooda la jiidhsiinayaa mooto iyadoo la ciqaabayo. Waxayse u arkaan inay arrimahni nolosha wax ka tarayaan.
 

Leave a Reply