Inan Yar Oo Dayuurad Lagu Ilaaliyo

0
434

Nin Maraykan ayaa go’aansaday inuu adeegsado dayuurad aan duuliye lahayn isagoo ku ilaalinaya yar 8 jir ah.
Chris Ereli oo degan gobolka Tennesses Maraykanka ayaa noqday ninkii ugu horeeyay ee qalab casri ah oo aan hore loo isticmaaliin ku ilaaliya inantiisa yar ee Keiti markay tegayso dugsiga iyo marka ay ka imanaysoba.  Wargeyska Time ayaa daabcay inuu Chris  yahay  aabaha ugu ilaalinta badan caruurtiisa dunida.
Ninkan ayaa sheegay in sababta uu sidan u sameeyay tahay inuu ruuxda inantiisa yar ku abuuro jacaylka uu waalidkeed u qabo inay ogaato iyo weliba inuu goob kasta loo joogo.
 

Leave a Reply