Nayjeeriya oo ay Qarax ku Dhinteen 20 Ruux

0
430

Mas’uuliyiinta Nigeria ayaa sheegay in 20 ruux lagu dilay weerar loo maleynayo isqarxin oo ka dhacay magaalada Zaria.
Dad badan ayaa la sheegayaa inay ku dhaawacmeen. Qaraxa  ka dhacay dhismo deegaanka ah oo ay dowladdu leedahay, halkaasi oo ay u joogeen shaqaalaha rayidka tababar sida wax loo baadho ah.
Boko Xaraam ayaa badi weerarada ka fulisa waqooyiga Nigeria. In ka badan labo boqol oo ruux ayaa la dilay todobaadkii tagay oo kaliya.
 

Leave a Reply