Weerar ka dhacay Mandheera-Kenya

0
451

Wararka ka imanaya  degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in 14 qof lagu dilay weerar habeen hore saqdii dhexe kaddib lagu qaaday guri ay degan yihiin dad aan Soomaali ahayn.
Dadka la beegsaday ayaa lagu soo warramayaa in ay yihiin kuwa dhagaxa ka jebiya dibedda magaalada. Kooxda Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka.  Shabaab ayaa horay weerarro noocan ah uga fulisay Mandheera.
 

Leave a Reply