Askar Kenyan ah oo la sii daayay

0
496

Booliska Kenya ayaa sheegay in laba askari oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab, in ka badan laba sano ka hor la soo daayay.
Taliyaha Booliska Kenya, Joseph Boinnet, ayaa sheegay in labada askari lagala gudbay soohdinta dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya, iyagoo marar badana la geeyay xeryo kala duwan oo ay leeyihiin Al-Shabaab.
Ma uusan sheegin macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qaabka loo soo sii daayay, balse waxa uu sheegay keliya, in xaaladooda caafimaad ay wanaagsan tahay.

Leave a Reply