Keeniya: Halista Dalxiisayaal Dhulka Hawdka

0
476

Koox dalxiisayaal u dhashay Irland oo dhulka hawdka ee Kiiniya marayay ayaa la kulmay weerar ay ku soo qaadeen koox Harimacadyo.
Cabsi weyn ayay arintani ku abuurtay dalxiisayaasha , laakiin Harimacadka ayaa badankoodu iska fahiisteen gaadhiga ay wateen dushiisa.
Mid ka mid ah aya isku deyay inuu weeraro laakiin hadana markiiba way iska difaaceen madaama harimacadku aanu ahayn xayawaan halis ku ha ugaadhsiga dadka. Waxaana ay u muuqdeen markii danbe inay iyag laftigoodu ay yihiin dalxiisayaal.

Leave a Reply