Jimcsiga Ayaa Ka Dhigay Mid Da’ Yar

0
617

Rown Roger oo ah oday Ingriis ah da’diisuna dhaaftay 80 sano ayaa u dabaaldegay sanadguurada dhalashadiis 82.
Odaygan ayaa ahaa tababare ciyaaraha Giinka . Waxaana uu ka fadhiistay muddo 20 sanadood  laga joogo. Odaygan ayaan wakhtigan u muuqan inuu yahay da’da 82 isagoo sida uu rabo u jimcsan kara.
Margert oo iyana ka mid ah tababarayaasha ciyaarahan ayaa sheegtay inay Rown taqaanay 40 sano , ilaa wakhtigaasina uu ahaa nin ku wanaagsan ciyaaraha iyo jimicsiga.

Leave a Reply