Libaax ka badbaaday Maroodi Cadhaysan

0
882

Libaaxa haraadan ayaan dareemin in biyaha balli biyoodka uu ka cabaya ay tahay mid gaar u ah Maroodiyada khatarta ah.
Libaaxa ayaa maqlay sanqadha socodka Maroodiga, taasi oo keentay inuu ka badbaado halista Maroodiga ka cadhooday inuu ka cabayo biyaha ku jira baligiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here