Qarax Ka Dhacay Dalka Jaad

0
394

Qaraxa ka dhacday dalka Jaad ayaa ku soo beegsamaya saacado kaddib markii ay labo qof ku dhinteen qaraxa ka dhacay gobolka Borno ee dalka Neyjeeriya.
Illaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda labadaasi qarax balse dowladda Jaad ayaa ku eedeysan ururka Boko Xaraam oo weerarro dhowr ka geystay dalalka jaarka la ah dalka Neyjeeriya.
Afhayeenka booliska dalka Jaad Paul Manga ayaa sheegay in tirada dhimashada dadka ku dhintay qaraxaasi ay yihiin 15 qof marka lagu daro qofkii weerarkaasi geystay oo ahaa nin soo xidhay dharka dumarka.
 

Leave a Reply