Qoys Dhamaantiis Wada Gaaban

0
347

Qoyska Jhonson oo ka kooban toddoba qof ayaa noqday qoyska dunida ugu gaagaaban. Qoyskani wuxu deggan yahay dalka Maraykanka  gobolka Joorjiya, Pesnselvenia.
Aabaha qoyska Terniet iyo hooyada Ambiir Jhonson oo labaduba gaaban ayaa haysta shan caruur ah oo iyana la mid noqday. Sidaana waxa lagu  daabacay wargeyska Daily mail ee Ingriiska. Qoyska ayaa degan yihiin guri dhererkiisu 4 mitir. Waxaana uu aabaha qoysku sheegay inuu doonayay inuu dhalo caruur badan inkasta oo uu ogaa in xaaskiisu dherekeedu yahay 125 cm ayna ku adag tahay arintaasi.

Leave a Reply