Dilka Taariikhda Cusub Ugu Caansan Waxa Fulisay Gabadh

0
367

Dilkii loo geystay madaxweynihii hore ee Maraykanka 22 November,  sanadkii 1963 ayaa ka mid noqday dilalka ugu caansanaa taariikhda cusub. Madaxweynaha ayaa wakhtigaasi la socday gaadhigiisa. Waxase yaab noqotay oo ilaa hadda aan la garan waxa sababay dilka iyo weliba in ay fuliso qof dumar ahi. Gabadhan ayaa gashanayd toob buni ah, waxayna wakhtigaai eegaysay  gaadhiga madaxweyne Kanadi oo Texas dhex maraya.
Guddi loo saaray inay soo baadhaan sababta dilka ayaa awoodi weyday inay hesho cadaymo sheegaya in dilkani uu lug ku lahaa siyaasada ama diin.
Mararka qaarkood ayay dadku is weydiiyaan waxa gabadhan ku kelifay inay hawsha dilka intaasi leeg fuliso?
 

Leave a Reply