Dad Iyaga oo Nool Is Xaabalaya

0
622

Wadaadada Buudiska ah ayaa iyagu sabab inay dhintaan. Caadadan ayay ku dhaqmaan wadaada ku noolaa waqooyiga Japan. Waxaana la sheegay inay caadadan muddo dheer ku soo dhaqmayeen.
Wadaadka Buudiska ayaa marka uu doonayo inuu dhinto marka sii bilaaba inuu qaato cunto gaar ah muddo 3 sano ah, cuntadaasi oo ka kooban midho iyo waxooga macaan. Mudadaasi ka diban wuxu bedelaa cuntada isago isticmaalaa Shaaha iyo geed lagu magacaabo Urshi oo jidhka sun ka dhigaya, waxaana uu is mariyaa wakhtigaasi xaydh badan oo uu jidhka ku dhamuuqo, isagoo doonaya in aanu jidhkiisa dirxiugu usoo dhowaan.
Cunista geedkan ayaa ku keenta matag fara badan, markaasi ayaa loo sameeyaa qabrigii uu ku dhiman lahaa oo ah mid aad uga weyn. Qabriga ayaa loo sameeya tuunbo uu hawada ka qaato iyo jalas uu dawankiisa maqashiiyo dadka debedda ka joogo inuu weli nool yahay. Waxooga raashin midho ah ayuu halkaasi ku haystaa , maalin kasta wuu garaaca jalaska inta uu nool yahay. Maalinta jalaska la waayo ayaa la gartaa inuu dhintay waxaana laga saara tuunabada hawada isla markaana qabriga aya ala xidhaaa.

Leave a Reply