Dad Naafad Lugaha Qurux U Yaqaana

0
387

Muddo 1000 sano ku dhow ayay dumarka Shiinuhu u yaqaaneen qurux lugaha gabadha ee yaryar. Sidaas darteed waxay samayn jireen inay lugaha yareeyaan iyagoo ka dhigi jiray 3 Inch oo keliya, kuwaasi oo ay samayn jireen dad aan aqoon u lahayn. Camaliyadaasi aan aqoonta ku dhisnayn ayaa dumarka ku keeni jirtay inay noqoto naafo dhinaca lugaha iyadoo isla markaana uu ku hayn jiray xanuun aad u weyn. Kooxo iyo ururo ayaa arintaasi olole ku qaaday in la joojiyo, inkasta oo ay sheegeen inay ku guulaysteen haddana waxa jira weli goobo si qarsoodi ah looga isticmaalo.

Leave a Reply