Askar Turkish ah oo ku Dhimatay Qarax

0
397

Laba askari oo Turki ah ayaa la dilay, afar kalena waa ay dhaawacantay kadib qarax baabuur oo lala beegsatay gaadhi milatari ee koonfur bari Turkiga.
Weerarka ayaa yimid kadib markii Turkiga uu bilaabay weerar dhinaca cirka ee ay ku qaadayso Kurdiyiinta waqooyiga Ciraaq iyo ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee Suuriya.
Xisbiga Kurdishka ee PKK, ayaa ku hanjabay inay ka baxayaan xabad joojinta laba sano socotay kadib markii dad laga xidhay.
Shir jaraa’id oo ka dhacay Nairobi, ayuu Maraykanka ku soo dhaweeyay Turkiga sida uu u kordhiyay la dagaalanka kooxda la baxday IS, wuxuuna PKK ku tilmaamay urur argagixiso.
 

Leave a Reply