Gaadhi Bas Ah Oo Biyaha Iyo Berriga Socon Kara

0
363

Baskan ayay ah mid loogu talo galay munaasabadah dalxiiska ee gaark ah. Waa mid lagu socon karo berriga iyo biyah dhexdooda. Gaadhigan waa mid taayirada laabta marka uu biyaha galo. Marka uu ka soo baxana waa uu la soo baxayaa, waxaana la sheegay inuu leeyahay geerar (speed) kala duwan oo marba mid uu ku isticmaali biyaha iyo berriga dhexdiisa.
 
 

Leave a Reply