Dhibaatada Cashuurta Guryaha Qoysaska

0
328

Qoys dalka Ingriiska u dhashay ayaa iibiyay gurigoodii ay degenaayeen oo ku yaallay deegaanka Warwickshire waxaana ay degeen dooni ay iibsadeen. Duncan Larence oo 41 jir oo ah aabaha qoyska aya sheegay inay doonidu uga fudud tahay gurigii ay degenayeen , inkasta oo ay cidhiidh yahay.
Waxaana uu sheegay inay sidan u yeeleen iyagoon bixin karayn cashuurta guriga ay degenaayeen. Waxa keliya ee hadda iga baxayaa waa 60 Ginni, taasi oo ah shidaalka aan kolba meel gaar ku tegayo. Mana jirto cashuur joogto ah oo la iga qaadayo ayuu yidhi Duncan.  Waxaana uu intaasi ku daray inay dhib tahay cashuurta guryaha qoysaska degen yihiin ee aan lagu ganacsan.

Leave a Reply