Nooc Ka Mid Ah Kalluunka Badda Oo Isla Hadla

0
296

Culimada ku takhasustay Cilmiga Badda ayaa Ogaaday in qaar ka mid ah Kalluunka Badda ay magacyo isugu yeedhaan, gaaar ahaan kalluunka loo yaqaano Dolphins-ka.
Culimadan ayaa ogaatay in Kalluunka Naasoleyda ah ee badda ku jira ay adeegsadaan Foodhi ay isugu baaqaan midkoodna kan kale ku garto.
Culimadan oo ka tirsan Jaamacada St Andrews ee ku taala dalka Scotland ayaa ogaaday in qaar kam id ah Kaluunka Dolphins-ka ay magacyo isugu yeedhaan isla markaasna isku jawaabaan.
Mid kamid ah Culimadaan ayaa sheegay in Kalluunka Dolphins-ka ay jecelyihiin inay meel gooni ka ah Kalluunka kale ku noolaadaan.
 
 
 
 
 

Leave a Reply