Naxariista Allah (sw) Ee Muslmiinta

0
666

Saxaabada Abuu Saciid iyo Abuu Hureyrah (Rc.) waxay ka weriyeen Rasuulka Allah (scw) inuu yidhi :” Wixii daal, cudur, hammi, murugo, dhib, iyo fikir ah oo soo gaadha qofka Muslinka ah, xataa Qodax muday hadday tahay, Allah (sw) wuxu kaga dhaafaa denbiyada yaryar hadii uu ku sabro”      (Bukhaari iyo Muslim)

Leave a Reply