Dunida shilkii gaadhi ee ugu horeeyay wuxu ka dhacay dalka Irland sanadkii 1869. Gaadhigan oo ahaa kuwa ku sheqeeya Uumiga ayaa si degdeg u leexday markii uu waduhu arkay iyadoo hortiisa taagan Aqoonyahanadii Irland ee Mary Wood, taasi oo uu si toos ah oo geeri ku keenta u jiidhi lahaa. Leexashadaasi ayaa sababatay inay isku dhacaan baabuurtii kale.