Carruur Siiriyaan ah oo laga Waayay Cusbitaal lagu Daweynayay

0
288

Booliska Austeriya ayaa sheegay in carruur siiriyaan ah oo saddex ahaa iyo waalidiintoodii laga waayay cusbitaal lagu daweynayay.
Carruuurta ayaa laga soo badbaadiyay gaadhi yar oo ay ku sirirsanaayeen, kaasi oo ay saaraayeen 26 qof oo is dul baxay. Carruurta ayaa la geeyay cusbitaal ku yaal magaalada  Braunau jimcihii iyaga oo si  un u fuuqbaxay.
Carruurta ayaa la helay maalin kadib markii 71 meyd oo muhaajiriin loo malaynayo laga helay gaadhi lagaga tegay meel bannaan oo  ah dalka  Austria.
Dhawr dal oo Yurub ah ayaa ku baaqay in wadahadallo laga yeesho qalalaasaha muhaajiriinta.

Leave a Reply