Weerarada Cirka ee Yemen oo 31 Qof ku Diley Warshad

0
299

Weerarada cirka ee uu horkacayo Sucuudigu, ayna taageerayaan ciidamada dawladda Yemen ayaa ku diley 31 qof gobolka bariga ku yaal ee Hajjah.
Weerarka ayaa ku dhacay warshad ku taal gobolkaasi  subaxnimadii Axada. Dadka dhintay ayaa u badnaa shacib.
Isbaheysiga ayaa bartilmaameedsanaya fallaagada shiicada ee loo yaqaan xuutiga.
QM ayaa sheegtay in ay ugu dhawaan  dhinteen   4,500 oo qof  tan iyo markii uu bilaabmay duulaanka isbaheysigu bishii Maaris, waxaana jirta waqtigan masiibo binu ,aadamnimo oo daran.
 

Leave a Reply