Spain: Magaalo Ka Dhisan Buuraha Hoostooda

0
294

Magaalada Setenil de Las Modegas ee dalka Spein ayaa lagu tilmaama inay ka mid tahay magaalooyinka ugu cajiibsan dunida. Magaaladan ayaa la sheegay in dadka ku nool oo dhan 3043 qof  sida lagu cadeeyay tiro koobkii ugu danbeeyay inay guryahooda ka hoos dhisteen dhagaxanta casayaasha waaweyn ee buuraha dalkaasi. Waxayna sidaasi ku noqotay magaalo loo dalxiis tago oo cajiib ah.

Leave a Reply