Bilaayiin Dad Ah Ayaa Gaajo Ku Seexda Habeen Kasta

0
320

Dunidan aynu ku noolahay dad ku dhow 1 milyaar oo qof ayaa habeenkii gaajo ku seexda sida lagu cadeeyay warbixinaga Q/M. Hadii adiga dakhligaagu u sanadkii yahay  wax ka badan 21000, waxaad ka mid tahay 4% ugu qanisan dunida.
Dalka Maraykanka deegaanka ugu faqiirsani waa  Allen South Dakota,  halkaasi 96% dadka ku nool ay yihiin Maraykanka asalka ah.
Dalka Shiinaha dad gaadhaya 100 Malyuun ayaa ku nool maalintii wax ka yar $ 1, halka 35 malyuun oo kalena ay ku nool yihiin godadka. Qofka marka uu helo wixii uu cunayay waa in aanu u arag in dhibaato haysato.
 

Leave a Reply