Boqol Bisadood Oo Dhintay Ayay Talaajad Ku Haysay!

0
622

Markii ay Booliisku galeen gurigeeda waxa ku dhacay naxdin. Waxa yaab ku riday iyagoo arkay 100 bisadood oo maydkooda lagu riday Tallaajadda. Gabadhan ayaa la sheegay in muddo toddoba sanadood ah ay bisadahaasi ku kaydinaysay talaajada.
Booliiska oo arinka baadhaya ayaan ilaa hadda cadayn sababta gabadhan ku keliftay inay falkan samayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here