Gantaalka Masa Lugalayda Ee Ugaadhsiga

0
384

Hawshan ugaadhsiga ee uu ku jiro Masa Lugalaydu waxay qaadatay 0.003 ilbidhiqsi. Waxa uu ugaadhsanyaa Ayax aanu u dhowayn laakiin waxa u afkiisa ka ganaya gantaal birlab ah oo soo jiidanaya Ayaxaasi.
Marka uu ku sii daayo birlabta afkiisa ka soo baxaysa meesha uu doonayo kama badato mudada uu hawshaasi ku fulinayo  0.003 ilbidhiqsi.

Leave a Reply