Madaxweyne Kooxdiisa Uga Ciyaaray Funaanada No.10

0
436

Mr.Scioli oo ah gudoomiyaha gobolka Buenos Aires,  isla markaana u tartamaya jagada madaxweynaha dalka Argentiin ayay kooxdiisu ciyaar kubada cagta iska hor yimaadeen koox kale oo uu  hogaaminayo madaxweynaha Bolivai Mr. Evo Morales.
 
Labadan ciyaartow ayaa ukala xidhan kooxahooda numbarada 9 iyo 10. Waxaana guushu raacday kooxda Argenteen ka dib markii uu musharaxa Scioli uu dhaliyay goolkii guusha.  Ciyaartan ayaa dhacady maalintii khamiistii ee 17 September.
 

Leave a Reply