Dhalinyaro loo Xidhay masaajid lagu Gubay London

0
370

Laba qof oo dhalin yaro ah ayaa la xidhay iyadoo lagu xidhiidhinayo dab qabsaday masaajid ku yaal koonfurta London.
Dhalinyarada oo da’doodu tahay 16 iyoo 14 ayaa la xidhay subaxnimadii Axada iyadoo looga shakisan yahay inay dab qabadsiiyeen masaajidka.
Dabka qabsaday masaajid la aaminsan yahay inuu ugu wayn yahay Yurub, ayaa waxaa damiyay 70 dabdamisyayaal.
Dhismo xafiisyo ku dhagan masaajidka ayaa qasaaro badan soo gaadhay, laakiin masaajidka ma aysan gaadhin qasaaro badan.
 

Leave a Reply