Cajiib: Islaan Ayeeyo Ah, Inanteedii Iyo Faracoodii Kala Danbeeyay!

0
416

Magaalada Nabulis ee dalka Falastiin waxa ku nool qoyskan oo islaanta ayeeyada ahi ay 99 sano jirtay. Islaanta ku xigta ayaa ah inantii ay dhashay iyo weliba inantii ay iyaduna sii dhashay.  Inantaasi ay Inanteedu ayeeyada u tahayna waxay haysataa inantii ay dhashay. Waa taranka aadamiga oo mararka qaarkood nolosha isku soo gaadha. Islaanta ayeeyada 99 jirka ahi  maxay u noqonaysa  ilmaha ugu yar ee sawirka ka muuqda?
Qoyskan ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin Allah (sw) ugu mahad naqayaan cimrigooda isa soo wada gaadhsiiyay.

Leave a Reply