Fanka Xikamadaha Jawaab Celinta Waa Dooni Uu Maroodiga Iyo Dameerkuba Raaco!

0
370

Gabadh  aad u buuran ayaa maalin baskii soo kortay, mid rakaabkii ka mid ahaa ayuu ku qayliyay isagoo kaftamaya “ Maan moodayn in Baskani yahay kii Maroodiyaasha gaarka u ahaa” Gabadhii Buurnayd ayaa ugu jawaabtay “  Maya, Mudane, Baskani waa doonidii Nuux oo kale waxa fuula Maroodiyaasha iyo Dameeraha adiga oo kale ah”.

Leave a Reply