Qaabka Lagu Gaadhsiiyay Gaadhi Hadyad Ah Oo Hitler Diray!

0
302

Sanadkii 1940 Hogaamiyihii Jarmalka Adlof Hitler ayaa hadyad u siiyay boqorka dalka Nepal Boqor Tribhufan gaadhi Marchandes oo ah waqtigaasi mid qaali ah noociisuna ahaa model 1939.  Haddaba iyadoo aanay wakhtigaasi jirin wado iyo qalab lagu qaado gaadiidka, Hitlera ayaa ugu dhiibay dad shaqaale oo sii xamaalay si ay u gaadhsiiyaan magaalada caasimadda u ah dalkaasi ee Katmandu. Waana caasimad ku taalla dhul buuralay ah waxayna taasi keentay in safarkaasi qaato muddo dhawr maalmood ah.
 

Leave a Reply