Dhismaha Dabaqa Ah Ee Dunida Ugu Qaalisan

0
526

Dhismaha dabaqa ah ee dunida ugu qaalisan ayaa ku yaalla magaalada Monaco ee dalka Faransiiska. Dhismahan ayaa qiimihiisu dhan yahay lacag dhan 400  Milyan, sida lagu daabacay wargeyska Sunday Times ee Ingiriiska. Dhismahani wuxu ka kooban 70 dabaq. Mr.James Prise oo ah madax shirkada caalamiga ah ee hantida ma guurtada ee Knigh Frank oo maamusha minaaradan ayaa sheegay inay ku qasbanaan doonaan in dadka raba guryo qurux badan inay ku tartamaan. Waa dhisme qurux badan oo aan weli noociisu la arag ayay shirkadda ka shaqaysa nidaamka kala iibinta guryaha iyo dhulka cadaysay (Real estate).

Leave a Reply